29
Rabi' al-awwal
1433
Wednesday 22th February 2012
Home
About Us
Audio
Video
Ask The Scholar
Live Videos
Salat Times
Contact Us
Browse by Category
Isdaahirin/Purification
Salaad/Prayer
Soon/Fast
Xaj/Hajj
Guur/Marriage
Xalaal-Xaraam/Halal-Haram
Caafimaad/Health
Dhaxalka/Inheritance
Xuduud/Set Punishments
Qisaas/Retaliation
Mag/Blood Money
Xukum
Jihaad
Ask The Scholar
Sending...
Please wait.
Your Name:
Your Email:
Subject:
Questions:
Please note that your question may not show immediately on the site.
Type the shown:
Ask The Scholar
Search:
Advanced Search
Question:
Marka hore RAMADAAN KARIIM ummadda muslimiinta ah meelksasta oo aad joogtaan. Salaan ka bacdi waxaan ahay gabadh muslimada shaqadaydu waa kala talinta bulshada cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS. cudurkan dadka waan ka wacyi galiyaa waanan ka baadhaa. Haddaba waxaa dhacda bishan barakaysan ee RAMADAAN inay ii yimaadaan dad badan oo raba inay cudurka iska baadhaan iyagoo sooman arrintaasi sideebay u saamaynaysaa soonkooda maa daama jidhka la daloolinayo si dhiig looga qaadho? Aad baad u mahadsan tihiin.