Alxikmaonline.comAlxikmaonline.com
28 Jumada al-thani 1433
Sunday 20th May 2012
left
Browse by Category
right
left
Ask The Scholar
right
Your Name:
Your Email:
Subject:
Questions:

Please note that your question may not show immediately on the site.

Ask The Scholar

Question: Marka hore RAMADAAN KARIIM ummadda muslimiinta ah meelksasta oo aad joogtaan. Salaan ka bacdi waxaan ahay gabadh muslimada shaqadaydu waa kala talinta bulshada cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS. cudurkan dadka waan ka wacyi galiyaa waanan ka baadhaa. Haddaba waxaa dhacda bishan barakaysan ee RAMADAAN inay ii yimaadaan dad badan oo raba inay cudurka iska baadhaan iyagoo sooman arrintaasi sideebay u saamaynaysaa soonkooda maa daama jidhka la daloolinayo si dhiig looga qaadho? Aad baad u mahadsan tihiin.
25 August 2010
Aragsan Mohammed
Answer: