Salat Times
فَإِذَا قَضَيۡتُمُ ٱلصَّلَوٰةَ فَٱذۡڪُرُواْ ٱللَّهَ قِيَـٰمً۬ا وَقُعُودً۬ا وَعَلَىٰ جُنُوبِڪُمۡۚ فَإِذَا ٱطۡمَأۡنَنتُمۡ فَأَقِيمُواْ ٱلصَّلَوٰةَۚ إِنَّ
ٱلصَّلَوٰةَ كَانَتۡ عَلَى ٱلۡمُؤۡمِنِينَ كِتَـٰبً۬ا مَّوۡقُوتً۬ا (١٠٣)
Faidaa qadeetumu salaata kolka aad salaadii dhameesaan fadkurulaaha ilaahay xusa qiyaaman idinkoo taagan waqucuudan idinkoo fadhiya wacalaa junuubikum dhinacyaashiina idinkoo ujiifa,faidam ma’nantum markaad xasishaan ee xabadu joogsato faaqiimu salaata,salaada dhameestira sideeda uwada,ina salaata de cibaadada salaada layidhaahdaa kaanat waxay noqotay calal mu,miniina dadka ALLA rumeeyey dushooda kitaaban shay lawaajibiyow mooquutaa waqtina loo yeelay.An.Nisa (103)
When you have finished As-Salât (the prayer - congregational), remember Allâh standing, sitting down, and (lying down) on your sides, but when you are free from danger, perform As-Salât (Iqâmat¬as¬ Salât). Verily, As-Salât (the prayer) is enjoined on the believers at fixed hours.An-Nisa (103)
Meelkastoo aduuyada aad joogtid,Sidaad u ogaatid wakhtiyada salaadaha fadlan halkan guji
Link for Calculating Worldwide Salat Times
Last updated: 26/10/2010 23:42:19