Alxikmaonline.comAlxikmaonline.com
29 Rabi' al-awwal 1433
Wednesday 22th February 2012
left
Latest Videos
right
left
Notice Board
right

 

 

 

Welcome to the Official website of Sheekh Mohammed Sheekh omar Dirir  


Bismilahi Alrahnmani Al-Rahimi

 

Walaalahayaga ku xidhan alxikmaonline waxaa ogeesiinaynaa inaan nii soogudbindoono casharo taxano ah oo ku saabsan bisha barakeesan ee ramadan.maalinkasata inta ramadan socoto insha Allah.

 

Halkan Guji sidaa udaawato video yowga

 

 

About Us

Axikmaonline waa Mareeg u jeedadeedu  tahay inay fidiso aqoonta iyo fahamka diinta Islaamka. Waxaanan ku soo bandhignaa aqoontaas Diinta maqal, muuqaal iyo qoraal kuwaas oo iskugu jira Tafsiirka, Caqiidada, Xadiiska, Tajwiidka, Siirada iyo taariikhda Islaamka. Mareegta waxa kale oo laga sii dayndoonaa si toos ah muxaadarooyin iyo casharo kale.

Nebigu (CSWS) waxa uu yidhi: " Marka uu dhinto ibnu aadam wuu go'aa camalkiisu sadex marka laga reebo.(1) Sadaqatul Jaariyah (2) Cilmi uu ka tagay oo laga faa'iideysto (3) Ilmo uu dhalay oo u soo duceeya

                                                                     [Waxa weriyey Imam Muslim]

Alxikmaonline is a da'wah organisation which aims to promote awareness and understanding of the religion of Islam.  We do this by providing material covering topics such as, Tafsiir, Aqeedah, Hadith, Tajweed, Seerah and Islamic history. The website also broadcasts live lectures and lessons.

The Prophet  said:(SAW) "After the death of a person his actions stop, save three things that he leaves behind: First, continuous charity, second the knowledge from which benefit may be obtained, and then a virtuous son who makes Dua' for him".

                                                                       [Reported by Imam Muslim]

 

Last updated: 13/11/2010 21:39:55